Xubno ka soo goostay Xarakada Al-Shabaab oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo isku soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Baardheere. Xubnahan ayaa la sheegay inay ka howlgalayeen degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka. Magacyadooda waxaa lagu kala sheegay Mustaf Ibraahim Isaaq oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Sirdoonka … Continue reading Xubno ka soo goostay Xarakada Al-Shabaab oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)